Maxaa ka jira in Somaliland ay Madaxda DF u ogolaatay ka qeyb galka aaska abwaan Hadraawi?

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa beenisay warar soo baxay oo sheegaya inay ogolaatay in Madaxda Soomaaliya ay iman karaan ka qeyb galka Aaska Abwaan Maxamed ibraahim Hadraawi oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa Akhriso WAR-SAAFADEED Beenin War ay Faafisay Warbaahinta Madaxa Banaan: Hargeysa-18-08-2022(). Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, oo ah Gudoomiyaha Guddida … Continue reading Maxaa ka jira in Somaliland ay Madaxda DF u ogolaatay ka qeyb galka aaska abwaan Hadraawi?